Hay’ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HDMA ayaa sheegtay in roobabkii la filayay ay si goos goos ah uga da’een deegaano badan oo Puntland ah dabaylihii laga cabsi qabayna ay baaba’een maalin ka hore intii ay daruuraha biyahaasi sida aysan soo gaarin dhul xeebeed badan oo Puntland ah.
Hadaba isbadalkaasi cimilo iyo caad noqoshada duufaaneedba waxaan ka waraysanay Barafasoor Maxamed Xareed oo bare ka ah Jaamacada Bariga Afrika.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
COMMENTS