Mukhtaar Ceynaanshe oo ahaa lataliyihii hore ee Shariif Sheehk Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaaliya oo Waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dhexmaray dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea .
Itoobiya ayaa sheegtay sidookale in ay joojisay faragalintii tooska ahayd oo ay Soomaaliya ku haysay Itoobiya
wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa Mukhtaar Ceynaanshe ka wareystay sida uu u arko hadalka Madaxweyne Farmaajo ee ah in Itoobiya ay joojisay faragalintii Soomaaliya ay ku haysay? iyo xirrika iskaashi oo ay kala saxiixdeen wadamadan
COMMENTS