Fanaanadda Guduudo Carwo oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa

Fanaanadda Guduudo Carwo oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) ayaa saakay ku geeriyootay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland.

Fanaanadda ayaa loo yaqiinay hooyadii fanka Soomaaliyeed iyo inay ahayd haweenaydii ugu horaysay oo heesaa ah oo idaacadda laga maqlay 1950-kii.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com