Gudniinka gabdhuhu wuxuu sababi karaa dhibaatooyin ay ka mid yihiin, dhiigbax, fiixdamakaanka, dhibaatooyin ka soogaara dhalista caruurta iyo in ay ilmuhudhintaan, dabargoyntagudniinku, waxay ka soobilaabataaguryaha,dhaqankaqofku wuxuu ku xiranyahay akhalaaqda qofka, gudniinkagabdhuhukamahortagoxumaanta.Shantii habloodee la gudaa mid ayay soo wajahdaa dhubaatooyinkan, xanuunaad u badan oo aan laqiyaasi Karin, dhiigbax, caabuq, dhalmola’aaniyogeeri. Hooyo waxaa haysataa fursadaad kaga difaacdid gabadhaada gudniinka iyo guurka degdegga ah, aabbo adiguna waxaa haysataa fursadaad gabadhaada kaga difaacdid dhibaatooyinka gudniinka. Fariintan waxayidinkaga timid, hay’adda NCA.


COMMENTS