Fariin katimi Wasaarada Gargaarka iyo maaraynta Masiibooyinka Dowlada Puntland ” Iibinta ama qaybinta noockasta oo gargaar bini’aadantinimo ah waa Mamnuuc, waana nooc tuugo ah. Cid kasta oo ku kacda falkan sharci darrada ah iyo akhlaaqda xun waxay la kulmi doontaa cawaaqib xun.”
COMMENTS