Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay siyaasiga caraysan inuu doonayo inuu carqaladeeyo horumarka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay shirka London inuu ahaa kaliya bandhig shidaal oo xogihiisa la uruuriyay maamulkii madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.
COMMENTS