Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Si cad u sheegay in hadii wax ka qaban waayo xaalada Amni ee dalka in uusan Rajo ka qabin in 4-sano kale uu isku soo taago Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya.
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay xaalada amni dalka ayaa ku dhawaaqay dowladdiisu ay dagaal ka dhan ah la gali doonto Kooxaha ku labista Dariiska Ciidamada Dowllada ee Shacabka dhibaatada u Geysta.
DHEGAYSO
COMMENTS
msha allh waa dhgysty khudbda mdx wynha waxaan rajyn inuu waxbadan noo qabn dono isha alll
madaxweyne waad ku mahadsantahay balanqaadyada aad samayney fulintoodana waanu kaa sugeynaa wakhtiga kooban ee aad haysato
Hadalkaan Waa marki ugu horaysay aan
madaxweyne soomaaliyeed kamaqlo
M/w Waxqabad balaaran
baan kaa sugaynaa
Hadalkaan Waa marki ugu horaysay aan
madaxweyne soomaaliyeed kamaqlo
M/w Waxqabad balaaran
baan kaa sugaynaa