Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga 7aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacantaag ah 65 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa uu noqday Senatorkii 7aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Hodan Isaaq Maxamed ay ka haray tartanka.
COMMENTS