Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo ka hadlay kulan uu magaalda Brusles isaga iyo siyaasi Cali Khaliif Galayr ay kula yeesheen madaxwaynaha Sooamaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo, ariimaha Tukaraq ayuu sheegay inay ka mid ahayd waxyaabihii looga hadlay kulanka
Faysal cali waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland iyo Cali Khaliif Galayr oo Somaliland wada hadal kula jira ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Brusles uu kula yeesheen madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo.
Kulanka ayaa waxa uu sheegay in looga hadlay xiisadda Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland, qaybsiga deeqaha beesha caalamka ee Soomaaliya.
Hadal uu warbaahinta ku siiyay Brusles ayaa waxaa ka mid ahaa.
COMMENTS