Radio Talkshow: Tacaddiyada Jinsiga kusalaysan waxaa kamid ah FGM ka oo ah nooc ka mid ah xadgudubyada ay diinteenu mamnuucday, wuxuuna kasoo horjeedaa xuquuqda aadanaha, Haddaba side wada jir loogu istaagi karaa joojinta tacaddiyada iyadoo kor loo qaadayo codka lagu diidayo tacadiyada haweenka ka dhanka ah?.
https://youtu.be/UcIfdmOK1C8
HALKAN RIIX
Wariye Fadumo Deggan Daahir ayaa soojeedinaysa.


COMMENTS