Firdhiye oo qaabilay Guddiga farsamo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya usoo magacawday dhamaystirka SSC-Khaatumo

Firdhiye oo qaabilay Guddiga farsamo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya usoo magacawday dhamaystirka SSC-Khaatumo

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Guddiga farsamo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya usoo magacawday dhamaystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Maaraynta kala guurka iyo qabashada Shirweynaha dhamaystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com