Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Biyo la’aan ka dhashay abaarta ayaa kajirta deegaamo katirsan Gardafu Puntland, waxaana ka mid ah meelaha ugu daran degmada Bareeda.

Abshir Axmed Maxamed oo ah duqa degmada Bareeda ayaa wariyaheena Xasan Heykal uga waramay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com