Gaadiidkii ku xanibnaa Kaantaroolka Garoowe oo la siidaayay (dhegayso)

Gaadiidkii ku xanibnaa Kaantaroolka Garoowe oo la siidaayay  (dhegayso)

Gaadiidkii ku xanibnaa kaantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa maanta dib loo fasaxay oo ka dhaqaaqay goobtii ay taagnaayeen mudo 4 maalin ah .

Darawaladan ayaa ka cabanayay canshur horumarin ahayd oo maamulka degmada uu ku kordhiyay , taas oo ay sheegeen in ay san awoodin in ay bixiyaan.

Saaka ayay ahayd markii qaar kamid aha Darawaladan  xabsiga loo taxaabay ,balse markii dambe lagu siidaayay amar ka yimid taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal.

Hadaba Cabdi Daahir Xasan Xaashi oo kamid ah Darawaladii maanta ka dhaqaaqay kaantaroolkaasi ayaa radio Daljir uga waramay siidayntooda iyo sida ay kutimid.

Wariyaha Daljir ee Bosaaso , Xasan Heykal ayuu uwaramay .

Dhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com