Ciidamo hubaysan ayaa xalay kala baxay xabsiga magaalada Gaalkacyo eedeesane loo haystay in uu ka gnacsanjiray khamriga oo ay maxkamadu xuluntay.
Taliyaha qaybta Policeka gobolka Mudug Jamac Maxamed Axmed ayaa Warbaahinta Daljir u sheegay in raga soo weeraray xabsiga ay ahaayeen ciidamada Daraawiishta Puntland oo qaab qabiilaysan udifaacayay eedeesanaha.
Hadaba sidee ayay ku dhacday in maxmuus xukun maxkamadeed ku dhacay ay saldhiga kala baxaan ciidamo dowladda udiiwaan gashan.
Su’aashaasi waxaan hor dhignay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug.
Dhegayso.
COMMENTS