Duqa Degmada Gaalkacyo, Maxamud Yaasin Axmed, ayaa maanta ka hadlay howlgallo lagu sugayo ammaanka iyo amniga magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday kahortagga anshax-xumada xilliga bisha barakaysan ee Ramadaan.
Hoos ka dhegayso
Audio Player
COMMENTS