Munasabad lagu furayay oo looguwareejinayay Shirkada Nidaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee sahay aakhiro ayaa waxaa ka qeyb galay dowlada hoose ee degmada galkio agaasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo culumaa udiin iyo masuuliyiinta shirkada
Ugu horeyn waxaa halkaasi kahadlay agaasimaha shirkada nidaaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee magalada galkio mowliid jamac xassan
Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay Agasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo sheikh aadan oo kasocday jaamacada bariga afrika
Hibo cabdulahi maxamed agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee dowlada hoose degmada galkio ayaa ayaduna ka hadashay sababaha loogu wareejiyay shirkadaasi qabuuraha magalada galkio iney unidaamiso
COMMENTS