Maamulka gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfuray ololaha gurmadka shacabka reer Baladweyne ee waxyeeladu kasoo gaartay fatahada wabiga Dhabeelle.
dhalinyarada gobolka Mudug oo iskood isku xilqaamay ayaa xaafadaha magaalada Gaalkacyo ka bilaabay dhaqaale uruurin.
wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Cabdinaasir
Dhegayso.
COMMENTS