Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Shir looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug ayna ka qayb galeen shacabka labada dhinac Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Gaalkacyo.

Kulankan ayaa diiradda lagu saarayeey sidii Cuqaasha iyo Aqoonyahanadda labadda dhinac ay isaga kaashan lahayeen Nabadda gobalka.

Wariye Ibraahim Karaama Ayaa Warbixintan Gaalkacyo kasoo diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com