Gacanka Kuuriya oo Dagaal Qarka u Saaran

Qoraaga Roy Williams baa laga hayaa, “Erayo lagu hadlay baa dagaal bilaa oo hadana dagaal dhammeeya … Addunkan keenna ahi, sida aan wada ognahay, wuxuu ku dhisanyahay awoodda erayada aan isticmaalno.” Gacanka Kuuriya Gacanka Kuuriya oo sharciyan laba dal ah waa isku dad. Dadka Kuuriyada Waqooyi waxaa xukuma huggaan shuuci ah oo kaligitalis ah, oo awooddu … Continue reading Gacanka Kuuriya oo Dagaal Qarka u Saaran