Galbeedka Afrika oo si Xawli ah u Wada Ciribtirka Raadadka Gumeystaha Yurub
Niger ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee galbeedka Afrika oo luqadda dalka ee Hawsa ka dhigay luqadda rasmiga ah ee dalka. Luqadda Faransiiska ayaa hadda ah mid ku kooban shaqada oo kaliya.
Jabuuti oo dadka badankiisu Soomaali yahay, madaxweynuhu sheegto in uu afka Soomaaliga hormariyo, afka Faransiiska iyo kan Carabiga ayaa ah luqadaha rasmiga ah ee dalka. Af Soomaaliga ayaa shacabka reer Jabuuti hadda si gabaabsi ah ugu hadlaan.
Maxaa keenay baa is leedahay baraarugga galbeedka Afrika, meesha Geeska Afrika ay weli ka hurudo, kuna tartameyso soodhaweynta gumeystaha iyo gumeyste kalkaalaha?
Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media
COMMENTS