
Galkacyo, July 23 2016--Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gaalkacyo ayaa goor dhaweyd doortay Gudoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo,waxaana loo doortay Maxamuud Yaasiin Axmed.
Wareegii Koowaad:
Cismaan Salaad Fagaase 2
Deeg Maxamuud Xaashi 8
Yaasiin Maxamed Jaamac 3
Maxamuud Yaasiin Axmed 17
1 Cod ayaa halaabay.
Wareegii Labaad Waxaa Isugu Soo Haray:
Maxamuud Yaasiin Axmed
Deeg Maxamuud Xaashi
Yaasiin Maxamed Jaamac
-Waxaana isaga haray Cismaan Salaad Fagaase
Natiijada Wareegii Labaad:-
Maxamuud Yaasiin Axmed 19
Deeg Maxamuud Xaashi 10
Yaasiin Maxamed Jaamac 2
Wareega Sadexaad,Waxaa u gudbay:
Maxamuud Yaasiin Axmed
Deeg Maxamuud Xaashi
Natiijada Wareega Sadexaad:-
Maxamuud Yaasiin Axmed 24
Deeg Maxamuud Xaashi 7
Waxaa hada loo gudbayaa doorashada Gudoomiye ku xigeenada,waxaana u taagan laba Musharax, waxaana sidoo kale ladoortay gudoomiye ku-xigeenka degmada Galkacyo.
Natiijada
Farxaan Cabdi Gaafaa 21
C/fitaax Xassan Xuseen 10
COMMENTS