Galmudug oo faahfaahin kabixisay Shirka dhusamareeb (dhegayso)

Galmudug oo faahfaahin kabixisay Shirka dhusamareeb (dhegayso)

Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta gobalka Galgaduud waxaa maanta la filaya inuu ka furmi shirki wadatashiga ahaa ee u dhaxeyeey Madaxda dowlad goblaeedyada.

Madax kala duwan uu kamid yahay Madaxweynaha Hiirshabeele waare kan Koonfur galbeed laftagreen ayaa gaaray saacadihii ugu dambeyeey dhuusamareeb siday Daljir u shegeen masuuliyin ka tirsan Galmudug.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa uga waramay Wariye Cabdinaasir Jeekey furitaanka shirka iyo qodobada looga hadli doono.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com