Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudurka Covid19
Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabey Xubnaha Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood,waxaana la faray in maalinta berito ay ay soo xaadiraan Xarunta Gobolka.
COMMENTS