Ganacsade iibiya dawo dhireedka oo Daljir uga waramay heerka Ganacsigiisa (dhegayso)

Ganacsade iibiya dawo dhireedka oo Daljir uga waramay heerka Ganacsigiisa (dhegayso)

Yaasin Cabdirisaaq Siciid baalle waa Ganacsade ku nool Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar,wuxuuna hirgaliyeey ama furtay Xarun lagu iibiyo dawo dhireedka oo noocyo kala duwan ka samaysan.

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic oo kamid ah shaqalahha Daljir Xarunta qardho ayaa booqday goobta ganacsi ee dawo dhireedka uu ku iibiyo Yaasin,isago ka waraystay sababaha uu xaruntan u furay ,iyado dhinaca Kale yaasin uu yahay qorra ,isla markaana uu gacanta ku hayo bugaag quu qoray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com