Laba nin oo kamid ah ganacsatada gobolka Florida ee dalka maraykanka ayaa xabsiga la dhigay kadib markii lagu helay in ay xiriir la lahaayeen qareenka madaxweynaha maraykanka, waxaan loo haystaa maalgalin sharci daro ah oo la xiriirta olole siyaasadeed.
Dhegayso.
COMMENTS