Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in gantaalkii ka soo fakaday uu dhulka ku soo dhacay Badweynta Hindiya, gaar ahaan meel u dhow Jaziiradda Maldives.
Warbaahinta Shiinaha ayaa sheegtay in Gantaalkan uu dhulka soo gaaray axadii maanta, xilliga saacada Shiinaha aheyd 10:24.
Maxamed Musse Qaal ayaa soojeedinaya.
COMMENTS