Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowoladda Puntland oo maanta nagu soo booqday radio Daljir ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyey dilkii xalay loogu gaystay magaalada Bosaaso maareeye kuxigeenkii shirkada Golis Cabdulaahi Cali cumar.
Garaad oo horay uga mid ahaan jiray saraakiishii nabad sugidda ee dowladihii dhexe ee dalka ayaa usoo jeediyay hay’adaha ammaanka ee Puntland inay sameeyaan ciidamo dhar-cad ah, lana tirakoobo xaafadaha magaalada.
Xasan Heykal ayaa wareystay
COMMENTS