Garaad Jaamac: Xasan Sheekh wuxuu garab iyo gaashan u noqday kuwa kala goynaya Soomaaliya

Garaad Jaamac Garaad Cali oo shir jaraa’id Nairobi ku qabtay ayaa Xasan Sheekh iyo DFS ku sheegay kuwo garabsiinayo goonigoosadka Somaliland.