GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

Rumoowga dhismaha Dekedda GARACAD ee ay ku dhiiradeen Ganacsatada deegaanku waxaa fure u ahaa hiigsigii hore ee Jidka WADAAGSIN ee xeebta Garacad ku xira Gaalkacyo illaa Goldogob, kuna sii xiri doona Jigjiga & magaalooyinka Dawladda Degaanka Soomaalida (DDS) iyo waliba ganacsiga weyn ee loo wada hamuunqabo ee Itoobiya.

Haddaba warbixintan 3aad waxaan ku eegaynaa “Riyadii Rumoowday” ee Garacad & Dekedda Garacad waxaana inoo haya Mohamad Hassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com