Magaalada garoowe ee caasimada Puntland ayaa dhalinyaro iskood iskuxilqaantay waxa ay gurmad dhaqaale u ururiyeen shacabkii ku barakacay fatahaada wabiga Shabeelle.
dhaqaalihii ugu horeeyay oo ay dhalinyarada ay soo ururiyeen waxa ay sheegeen in ay uqaadi doonaan magaalada Muqdhso si guddiga gurmadka Qaran ay ugaarsiiyaan shacabka ku dhibaataysan magaalada Baladweyne.
Umulkhayr Axmed Cawad oo ka mid ah Guddiga Fatahaada Wabiga Shabeelle e e caasimada ayaa wariye Xaawo Axmed uga warantay waxyaabihii uhirgalay.
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS