Guddoomiyaha Xaafadda Horseed ee Magaalada Garoowe , Muxubo Maxamed Yuusuf ayaa sheegtay in khataro caafimaad iyo nafeed ba ay ka dhalan karaan biyaha kusoo dhaca toga magaalada Garoowe xili roobaadka ,iyadoona sidoo kale ciid laga qoday guddaha togga iyo baabuurta lagu dhaqo ay naafad daro u keeni karto caruurta ku dabaasha.
Xaawo Axmed Maxamed ayay arrimahasi uga warrantay .
COMMENTS