GAROOWE: Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya Barnaamijka TARTAN IYO TACLIIN

GAROOWE:  Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya  Barnaamijka TARTAN IYO TACLIIN

#GAROOWE: Bahwadaagta Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ayaa maanta daahfuray Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya Barnaamijka tartan Aqooneedka bisha Ramadaan ee Tartan iyo Tacliin oo sanadkan 2023 aad loo tayeeyey.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com