Garoowe lagu qabtay xuska Maalinta Cuntada aduunka & Beeraha

Garoowe lagu qabtay xuska Maalinta Cuntada aduunka & Beeraha

Puntland ayaa si weyn looga xusay maalinta Cuntada Aduunka oo sanadkan halku dhigeedu yahay “Damaanad Qaad Cunto oo wanaagsan waa mustaqbal wanaagsan,” Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Puntland oo qaban qaabisay munaasibadan ballaaran ayaa soo bandhigtay waxsoosaarka Gudaha Puntland ee ay sameeyeen Beeraleyda goboladda Puntland.

Puntland waxay mudooyinkii danbe xooga saaraysaa Wax-soosaarka Guddaha sida Beerashashada, Ka faa’iidaysiga wanaagsan ee xoolaha iyo dhiriigelinta waxsoosaarka badaha.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com