Beesha Abokor Ciise oo kahortimid siyaasiiyiinta reer Nugaal ee qalalaasaha amnidarro ka wada Garoowe

Beesha Abokor Ciise oo kahortimid siyaasiiyiinta reer Nugaal ee qalalaasaha amnidarro ka wada Garoowe

Waxgaradka iyo guurtida Beesha Abokor Ciise ee beelweynta Ciise Maxamuud ee gobolka Nugaal ayaa bayaan ka soo saaray xiisadaha ka taagan magaalada Garoowe. Bayaanka beesha waxaa kamid ah:

  1. Doorashada oo degdeg uga qabsoonta Nugaal
  2. Ragga qalalaasaha amnidarro Garoowe ka wada oo ay la kulanto
  3. Halganka SSC-Khaatumo oo la taageero
  4. Garoowe oo amnigeedii iyo xasilooni degdeg loogu sooceliyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com