Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gaba gabeeyay dood cilmiyeed lagu falan qaynayay heerka islaxisaabtanka iyo daah furnaanta ka jirta Puntland.
Doodan ayaa waxaa lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Afrika .
Gudoomiye kuxigeenka jaamacada Cabdraxmaan Bandiiriye ayaa sharaxaya ujeedada lagalahaa doodaan.
COMMENTS