Garoowe: Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya kana soo Jeeda Puntland ayaa maanta soo gaaray Garowe.

Garoowe: Xildhibaano  ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya kana soo Jeeda Puntland ayaa maanta soo gaaray Garowe.

Xildhibanadan oo isugu jira labada gole ee Barlamaanka Federaalka ayaa ka jawaabay baaqi dowladda Puntland ee ahaa in Garoowe isugu yimadaan xildhibaanadan si ay uga qayb galaan kal-fadhiga Barlamaanka Puntland ee dhawaan furmi doona.


Diwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com