Garoowe:Arday deeq waxbarasho ka heshay Suudaan oo la sagootiyay (dhegayso)

Garoowe:Arday deeq waxbarasho ka heshay Suudaan oo la sagootiyay (dhegayso)

Xarunta Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland waxaa lagu qabtay xaflad lagu sagootinayay 20-arday oo qayb ka ahaa 400 arday oo deeq waxbarasho looga helay wadanka Suudaan oo ka mid ah dalalka Soomaaliya sanad kasta siiya deeqaha waxbarasho.

Xaflada loo qabtay ardaydan waxaa kasoo qayb galay wasiirka waxbarashada ,Wasiir kuxigeenka ,Agasimaha guud ee wasaaradda ,ardaydii deeqdan heshay iyo waalidiin.

Hoos kadhagayso Axmed Sheekeeye oo warbixintan ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com