Garowe: 4 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo lagu xukumay Askari wiilka yar uleeyey

Garowe: 4 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo lagu xukumay Askari wiilka yar uleeyey

Garoowe: Maxkamad ayaa 4 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed ku xukuntay Askari dhowaan baraha bulshada kasoo muuqday isagoo ulaynaya wiil yar oo Qaxooti ah, Saamayn & hadal hayn badan ayaa ka dhalatay ficilka iyadoo dad badan la kulmeen qoyska wiilka.

Bulshada ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey Xukunka Maxkamada, Qaybaha bulshada oo walaac xoogan ka muujiyey ficilka askariga ayaa u arka hadda in wiilka yar uu cadaalad helay.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com