Garowe: Dawlada Hoose oo digniin kasoo saartay arimaha COVID19 (daawo)

Garowe: Dawlada Hoose oo digniin kasoo saartay arimaha COVID19 (daawo)

Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa shacabka ku waciyaglinaysa iney kataxadaraan cudurka Covid-19 oo si xowli ah usii fidaya.

Shacabka waxaa loogu baaqay iney kala fogaadaan oo ay xirtan afgashiga.

Afhayeenka dowladda Hoose ee Garowe Cabdirashiid Dabaylaqorayoo Daljir Garowe nagu soo booqday ayaa sidaashi sheegay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com