Gudoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkii gudoomiye nimo ee TPEC iyo Xubinimadii Gudigaasi kadib caqabado uga yimi Guddigaasi darteed.
“Waxaan qorshaynayay inaan qayb kasii ahaado shaqada adag ee Xubnaha Sare iyo Shaqaalaha Guddigu u hayaan bulshada reer Puntland, laakiin duruurfo iga hor yimid dartood waxaan goostay inaan banneeyo booska,” ayuu yiri Guuleed Saalax
COMMENTS