Gudigga Xasilinta suuqa lacagaha oo digniin u diray qaar kamid ah ganacatada oo ay sheegeen inay caqabad ku yihiin socodsiinta lacagta Shilling ka ah, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa arintaas ka hadlay.
FAALLOOYIN & FALCELIN