Wasaarada qorshaynta, Iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta dhaqaalaha ee Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatay kulankii labaad ee shaacinta iyo dhaqan gelinta xeerka Xog-Aruurinaha iyo tirakoobka ee Puntland, Kulanka maanta waxaa ka qaybgalay ururada bulshada iyo Hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala Puntland.
COMMENTS