Garowe Laga Furay Shir Ku Saabsan Kasoo Kabashada Abaartii Siima (dhegayso)

Garowe Laga Furay Shir Ku Saabsan Kasoo Kabashada Abaartii Siima (dhegayso)

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabtay shir looga hadlayo qorashaha kasoo kabashada Abaaraha soomaaliya kusoo noq noqda.

Shirkaan oo ka furmay xarunta Hay’adda cilmi baarista Puntland PDRC ayaa waxaa ka qayb-galaya wakiilo ka socda Hay’adda caalamiga ah iyo Hay’addaha Dawladda Puntland.

Kulankaan oo looga arrin-san doonno dajinta qorshaha kasoo kabashada abaarta Soomaaliya iyo sida loo yarayn karo dhibaatooyin ka dhasha abaare dambe oo yimaada si looga baaqsado inay gaystaan waxyeelo lamid ah wixii ay gayteen 50 sanno ee la soo dhaafay 13 abaarood ee ka dhacay Puntland.

Axmed Sheekeye ayaa Warbixintan kadiyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com