GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

Guddoomiyaha xaafada Horseed Garoowe Muxubo Maxamuud oo maanta nagusoo booqatay istuudiyaha Daljir ee Garowe ayaa dadka degan xaafada Horseed iyo xaafadaha kaleba ugu baaqday iney xafiiska dhireynta magaalada ay kasoo doontaan dhirtii loogu talagalay in lagu beero afartii xaafadood ee loo asteeyay.

Xasan Heykal ayay uwarantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com