Magaalada Garowe waxaa maanta laga xusay maalinta Haweenka Difaacayaasha Xuquuqul Aadanaha oo ku beegan 29 Nov, 2006dii Qaramada Midoobayna ay u astaysay maalinta haweenka difaacayasha ah, Xaawo Axmed ayaa soojeedinaysa Warbixintan. .
COMMENTS