General Cabdullaahi Siciid Samatar: “Dastuurka Puntland Furistiisa Dhibbaa ka Dhalan Kara” (dhegayso)

General Cabdullaahi Siciid Samatar: “Dastuurka Puntland Furistiisa Dhibbaa ka Dhalan Kara” (dhegayso)

Gen Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka mid ah aasaasyaashii Puntland wax ka dhisay , sidoo kalena xilal kale duwan kasoo qabtay ayaa ka digay dib u furid dastuurka Puntland in lagu sameeyo.

Isagoo ku sugan magaalada London ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxaa uu ku sheegay haddii dastuurka dib loo furo ay keeni karto dhibaato , waxaana dhanka kale uu xusay beelaha ka cabanaya kuraasta baarlamaanka in lagu qanciyo xilal kale , balse arrinta dastuurka ay tahay mid khalkhal ku keeni doonta Puntland haddii dib loo furo ama baarlamaanka la kordhiyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com