Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho oo ku guulaystay ammaanka bisha Ramadaan

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho oo ku guulaystay ammaanka bisha Ramadaan

Taliya ku xigeenka ciidanka Booliska Gen: Sakiya oo shir jaraa’iid ku qabatay magaalada Muqdisho  ayaa ka warbixisay hawlgalada ka socda magaalada Muqdisho waxa ayna sheegtay in sidii loogu tala galay ay usocdaan hawlihii amni ee loo xilsaaray  ciidamada .

Waxay kaloo sheegtay Gen Sakiya dilalkii qorshaysnaa ee ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka banaadir inta lagu guda jiray bisha barakaysan ee Ramadaan iyadoo sheegtay in dad badan loo soo qabtay dilalkii ka dhacay qaar kamida xaafadaha magaalada Muqdisho .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com