Beeralayda deegaanka Roox ee gobolka Mudug ayaa isku diyaarinaysa inay ka faa’iidaystaan xilli roobaadka guga , waxaana ay sheegeen inay beeri doonaan dalagyo ay ka midyihiin digirta, galayda ,qaraha iyo batiiqa.
Waxa ay sheegeen in dadku ay fahmeen cuntada ka soo baxda dhulkoda hooyo
Axmed Cabdi kariin Cismaan oo ku magac dheer Qoodaar , waxaa uu kamidyahay beeralayda deegaanka Roox , Wariye Xasan heykal ayuu ugawaramay qaabka ay ugu diyaar garoobeen ka faaiidaysiga xilli roobaadka.
COMMENTS