Golaha deegaanka degmada Garoowe oo la dhammaystiray ayaa maanta lagu dhaariyey isla magaalada Garoowe. Golaha ayaa lagu wadaa in ay berri oo maalin Arbaco ah, bishuna tahay 29 Ogoosto ay u fariistaan doorashada Guddoomiyaha Degmada Garoowe.
Warbixinta waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS