Xiisado salka ku haya dhul daaqsimeed ayaa ka taagan deegaano katirsan gobolka Mudug.
Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo shaqaaqadan.
Cabdinaasir JK ayaa fahfaahinaya.
COMMENTS